gulaalan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gulaalan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax doobbo ka soo dhici weyday noqosho (awr).
2
Wax iin lug ku leh noqosho (neef geel).
Is-rogga falkan
-lmay, -lantay; -lmi
gulaalan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Wax doobbo ka soo dhici weyday ahaansho (awr).
2
Wax iin lug ku leh ahaansho (neef geel).
Is-rogga falkan
-lnaa, -lnayd