Qaamuusle LogoQaamuusle

jalbeebtan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jalbeebtan1
Magac lab
1
Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn oo laba qof iyo ka badan isdhaafsato.
2
la midka ah (ld):
jalbeebtamid
jalbeebtan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dad kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn isdhaafsasho.
Is-rogga falkan

-amay, -antay; -ami