Qaamuusle LogoQaamuusle

habow

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

habow1
Magac lab
1
Dhumidda laga dhumo jidka toosan.
2
la midka ah (ld):
haabab
H
3
H. ah: dad cayr la dalaabay.
4
la midka ah (ld):
habaabid
habow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Jidka toosan ka lumid.
2
Cayrnimo la dalaabid.
Is-rogga falkan

-baabay,-baabtay;-baabi