Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
gulfi
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Ciidan dagaal gelin.
2
Orod aan xawli lahayn ordid.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: gulaal
Magac lab
2: gulaalan
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
3: gulaalid
Magac faleed dheddig
4: gulaalmid
Magac faleed dheddig
5: gulaalnaan
Magac faleed dheddig
6: gulaalnaansho
Magac lab ama dheddig
7: gulaan
Magac lab
8: gulfid
Magac faleed dheddig