jalladan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jalladan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax la jilladay noqosho (maqaar iwm). ld jalledan¹, jelledan¹, jilladan¹.
Is-rogga falkan
-dmay, -dantay; -dmi
jalladan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la jilladay ahaansho (maqaar iwm). ld jalledan¹, jelledan², jilladan².
Is-rogga falkan
-dnaa, -dnayd