Qaamuusle LogoQaamuusle

jalaw

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jalaw1
Magac lab
Miraha digirta, yicibta iwm oo geedka ku qallalay.
jalaw2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Miro digir, loos iwm qallalid.
Is-rogga falkan

-way, -wday