jallaadan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jallaadan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadKutub wax jildi la geliyey noqosho. ld jillaadan¹.
Is-rogga falkan
-dmay, -dantay; -dmi
jallaadan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadKutub wax jildi la geliyey ahaansho. ld jillaadan².
Is-rogga falkan
-dnaa, -dnayd