beddelan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
beddelan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax la beddelay noqosho. ld baddalan¹.
Is-rogga falkan
-lmay, -lantay; -lmi
beddelan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax beddel ku dhacay ahaansho. ld baddalan².
Is-rogga falkan
-lnaa, -lnayd