daaqtag
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
daaqtag1
Magac lab1
Foogaanta u dhexeysa xerada xoolaha iyo meesaha ay daaqa u aadaan.
2
D. ah: xoolo meel daaq leh u socda.
daaqtag2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadXoolo meel ay daaq ka helayaan aadid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay