bed (Magac lab) — Macnaha iyo Qeexitaanka | Qaamuusle
Macnaha Ereyga
bed
ee Qaamuuska Af-Soomaaliga
42 jeer ayaa la eegay
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
Ereygan wuxuu leeyahay 3 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
bed1
Magac lab
Masaaxa dhul ku fadhiiyo.
Wadarta Magacan
-dad, m.l
bed2
Magac lab
Xisaab
Summad A. Cabbirka ama baaxadda dul. Dushu waxa ay noqon kartaa dul sallax ah ama dul xoodan. Halbeegga caalamiga ah ee bedka waa mitir labajibbaaran (m2).