shaafici
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
shaafici1
Magac labQof raacsan mad-habta shaaficiga ee fiqiga diinta Islaamka.
Wadarta Magacan
-ciyaal, m.l/dh
shaafici2
Magac dheddigAfarta mad-habood ee fiqiga Islaamka middood.
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ciyaal, m.l/dh