kadalloob
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kadalloob1
Magac lab1
Fadhi aan salka dhulka lagu hayn oo cagaha keliya lagu fadhiyo.
2
la midka ah (ld):
kadalloobid
kadalloob2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadFadhi aan salka dhulka lagu hayn fadhiyid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay