kadankood
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kadankood1
Magac labSi kadalloob ah oo loo fadhiisto. ld kadankoodid.
kadankood2
Magac dheddigMeel dhulka ka yaraha sarreeysa oo dakhal ka hooseeyo.
kadankood3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadKadalloob u fariisasho.
Is-rogga falkan
-day, -dday