Qaamuusle LogoQaamuusle

hawlgab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hawlgab1
Magac lab
H. ah: qof gabow awgii shaqo uga fariistay. ld hawlgeb¹.
Wadarta Magacan

-byo, m.dh

hawlgab2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Gabow awgii shaqo uga fariisasho.
Is-rogga falkan

-bay, -btay