Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
bun
Magac lab
1
Geed dhulka kulul ka baxa, dhala miro kuuskuusan oo beer iyo qolof adag leh.
2
Miraha geed bunka oo laga sameeyo qaxwaha, kafee.
3
Miraha bunka oo saliid ma subag lagu shiilay.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: bunaaxi
Fal magudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad
2: bunaaxin
Magac dheddig
3: bunaaxis
Magac lab
4: bunaaxiyid
Magac dheddig
5: bunaaxo
Magac dheddig
6: bunaysad
Magac lab
7: bunaysasho
Magac faleed dheddig
8: bunaysi
Magac lab