Qaamuusle LogoQaamuusle

saddex jibbaarane

Magac labXisaab
Shaxan adke ah oo leh lix weji oo labajibbaareneyaal ah. Mugga saddexjib-baarane dhererka dhinaciisu yahay l waa l3.
Wadarta Magacan

-nayaal, m.l/dh