Qaamuusle LogoQaamuusle

jactad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jactad1
Magac lab
1
Muuqaalka uu yeesho dhar iwm oo aan si fiicanu kala fidsanayn; canbus, canyayuub.
2
Garaawshiinyo ama oggolaansho la'aan; muran foolxun.
jactad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Dhar iwm si xun u laallaabmid.
2
Hadal jactad ah ku hadlid; asaraarid.
Is-rogga falkan

-day, -dday