Qaamuusle LogoQaamuusle

jac

Magac dheddig
1
Biyo kulul oo danabka ka dhasha oo nafleyda guba marka ay gaaraan.
2
Ceeb aad u weyn.
3
Cudur ariga ku dhaca xilliyada roobka oo jirku yeesho finan iyo dildillaac.