shalamad
Magac dheddig
1
Calaamad madow oo candhada idaha ku taal.
2
Gar-basaar yar oo gabdhuhu luqunta ku xirtaan.
3
Maro yar, bul jilicsan leh oo kooraha fardaha la dulsaaro.
4
Qalab yar oo qof socod ku jiro qaato.
Wadarta Magacan
-do, m.l
-do, m.l