Qaamuusle LogoQaamuusle

jacjacle

Magac lab
1
(bot.) Geed-gaab laan laan u baxa, qodax lahayn, udgoon, weelasha lagu cusho oo arigu daaqo.
2
(daaw.) Jirro dadka madaxa ka bararisa.