Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
hamboorri
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hamboorri
1
Magac lab
Riixdin; jug; garabgal.
hamboorri
2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax hore u tuurid.
2
Wax ku walaahoobid.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday; -iyi
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ham
Magac dheddig shanqar-raac
2: hamaan
Magac lab khabar
3: hamaanid
Magac faleed dheddig
4: hamaansad
Magac lab
5: hamaansasho
Magac faleed dheddig
6: hamaansi
Magac lab
7: hamaanso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
8: hamaday
Magac lab