ba'
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ba'1
Magac lab1
Hoog iyo dhibaato aad u badan.
2
(e.d) Dhibaato iyo waxyeello xun cid gaarsiiya; baabba'.
ba'2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Hoog iyo dhibaato aad u weyn la kulmid.
2
Ka b.: xaalad leh gaajo, harraad, ciil iwm ka bixid.
3
Ka b.: midab, wasakh iwm meel ay yaalleen ka tirtirmid.
Is-rogga falkan
-'ay, -'day; -bi'i