ba ( ba)
Qurub
1
(nax.) Qurub lagu adkeeyo diidmada.
Tusaale
“Waxba ma aha”
2
(nax.)Mid kasta; wax kasta.
Tusaale
“Nimba si ayuu u qaatay”
3
(nax.) In badan.
Tusaale
“Wuxuu doonaba wuu ka helayaa”
4
Xataa.
Tusaale
“Aniguba (ama amba) waan arkay”
5
(nax.)Eray ulajeeddooyinka tixaha midabyo badan oo kala gaar ah u yeela: “Aniguba waa aqaan”, “Markiiba wuu tegay”, “Kaasba qaad”, “Maba dhiibayo”, “Wuxuu sugaba galabtii buuiska tegay”.