Qaamuusle LogoQaamuusle

mooyaane

Qurub
Qurub macnihiisu yahay “haddii laga reebo”; ma ahee.
Tusaale
Adiga m. qof kale ma imaan
la mid ah:maahane, mooyee, mooyiye.