Qaamuusle LogoQaamuusle

dhega adayg

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhega-adayg1
Magac lab
Dabci qof leeyahay oo u diida in si sahlan ku fulin waxa loo diray. ld dhega-adkaan.
dhega-adayg2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ku dh.: cid wax loo diray fulin waayid.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay