Qaamuusle LogoQaamuusle

liishaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

liishaan1
Magac lab
Ku aadinta hub la ridayo meel si waanagsan loogu aadiyo.
liishaan2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax shiishid.
Is-rogga falkan

-aamay, -aantay; -aami