ajar
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ajar1
Magac lab1
la midka ah (ld):
ajir, ajri
Abaalgud Eebbe siiyo qof camal wanaagsan sameeyey
2
la midka ah (ld):
ajarid
ajar2
Magac dheddigKhayaano; qayaano.
Wadarta Magacan
-ro, m.dh
ajar3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCid si qarsoodi ah u dhibaatayn.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay