wacdi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
wacdi1
Magac labWaano; hanuunis.
wacdi2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aadWaano diimeed oo xumaha laysaga reebayo samahana laysku farayo dad u jeedin; waanin; hanuunin.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday/-isay; -iyi