Qaamuusle LogoQaamuusle

goror

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

goror1
Magac lab
1
Dhiig sanka ka yimaada.
2
Hoore yar oo weel salkiis ku jira.
3
la midka ah (ld):
gororid
goror2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Istaag ku daalid.
2
(f.mg) Dhiig sanka ka imaansho.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay