Qaamuusle LogoQaamuusle

qawrar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qawrar1
Magac lab
Dildillaac yaryar oo jirka nafleyda, dhulka derbiyada iwm yeeshaan marka uu kulayl ama qabow badan ku dhaco.
qawrar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Jir nafley, dhul, derbi iwm dildillaac yaryar yeelasho kulayl ama qabow dartii.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay