Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ilxir
Magac lab
1
Maro, derin iwm oo aqal, qol, iwm lagu kala qoqobo.
2
Inta ka dambeysa ilxirka oo la seexdo (qolka). ld ilaxir.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ilxaad
Magac lab
2: ilxaax
Magac lab
3: ilxaaxid
Magac faleed dheddig
4: ilxaydh
Magac lab
5: ilxayr
Magac lab
6: ilxoolaadi
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
7: ilxoolaadin
Magac faleed dheddig
8: ilxoolaadis
Magac lab