wac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
wac1
Magac dheddig shanqar-raacIftiin xoog leh oo si kedis ah dad u cawiro.
wac2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Cid u yeerid.
2
Isu w.: cid meel ku uruurin.
Is-rogga falkan
-cay, -cday; -wici
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-cay, -cday; -wici