Qaamuusle LogoQaamuusle

tif

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

tif1
Magac dheddig ama lab
1
(-faf, m.l) T. ah: wax buuxa oo aan dhinnayn.
2
Cad ama daliig dun ah ama caws.
3
Dhibcidda.
tif2
Magac dheddig shanqar-raac
Cod lagu muujiyo dhibcidda.
tif3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Qori wax dhuuban ka dhigid.
2
Wax duf ka rifid.
Is-rogga falkan

-fay, -ftay