tifiq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tifiq1
Magac dheddig shanqar-raacDhibicda dhiciddeeda ama iyada lafteeda.
tifiq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadHoore dhibic-dhibic u soo dhicid. ld tifiqlee, tiflee, tifqaan.
Is-rogga falkan
-fqay, -fiqday; -fqi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-fqay, -fiqday; -fqi