wadaage
Magac lab
1
Wax wareegsan sida garangarta, gadawga iwm meesha kala barta.
2
Meesha waxyaalo badan oo isku xirani isugu yimaadaan ama iska haystaan.
3
Meesha dhudaha caynaanku isaga yimaadaan (heense).
Wadarta Magacan
-gayaal, m.l/dh
-gayaal, m.l/dh