Qaamuusle LogoQaamuusle

waddac

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

waddac1
Magac lab
1
Lix beri oo sunno ah oo laga soomo bisha soonfur.
2
la midka ah (ld):
waddacid
waddac2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Cid sagootiyid.
2
(f.mg) Adoo dabbaalanaya mowjad is raacin.
Is-rogga falkan

-cay, -cday