Qaamuusle LogoQaamuusle

wad

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Xoolo, dad iwm meel ay joogeen ka kaxeyn.
2
Gaadid (markab, baabuur, iwm) meel ka kaxayn. w.:
3
(f.g) Hawl la hayey sii fulin.
4
(f.mg) Ku wax mala-awaalid.
Tusaale
Waxaan ku wadaa in uu maanta cali imaan doono
Is-rogga falkan

-day, -dday