gudub
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gudub1
Magac lab1
Hab cayaarta waalada loo dheelo oo laba qof si isweydaar ah gacmaha isu dhaafsadaan.
2
Babac.
3
la midka ah (ld):
gudbid
gudub2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Wax dhaafid.
2
(f.mg) Ku g.: wax dhexdooda wax kale ku goyn.
Is-rogga falkan
-dbay, -dubtay; -dbi