Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
wada
Qurub Falkaabe
1
Qurub tilmaamaya wax isla samayn.
Tusaale
“Aan w. hadalno waa aan heshiinno”
2
Qurub tilmaamaya in aan wax wax ka maqnayn.
Tusaale
“Waa w. yimaadeen”
“Wargeysyada w. qaado!”
Ereyo kale oo u soo dhow
1: wad
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
2: wada-noolaansho
Magac dheddig
3: wadaad
Magac lab
4: wadaaddee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
5: wadaaddeyn
Magac faleed dheddig
6: wadaadnimo
Magac dheddig
7: wadaag
Magac lab
8: wadaage
Magac lab