soo (Falkaabe weyddimeed) — Macnaha iyo Qeexitaanka | Qaamuusle
Macnaha Ereyga
soo
ee Qaamuuska Af-Soomaaliga
53 jeer ayaa la eegay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
Ereygan wuxuu leeyahay 2 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
soo1
Falkaabe weyddimeed
soo2
Qurub Falkaabe
1
Qurub tilmaamaya in falku uu u jeedo dhinaca hadlaha ama yeelaha.
Tusaale
“Soo gal! Hoosta u soo deg! Ii soo sheeg!”
2
Qurub tilmaamaya in falku uu keenayo sii aadid iyo soo noqosho.
Tusaale
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
Erey tixaha hadalka ulajeeddooyin kala duwduwan u yeela (sida: soo soco; dayuurad soo raac; sida xaalkaagu yahay soo sheeg, ...) wuxuu ka soo horjeedaa sii.