handad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
handad1
Magac lab. 1. ld hanfad ¹, hanfaf. (-dyo, m.dh) Hinqasho, boodid. 2. ld haddidid. 3. ld handadid.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh
handad2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Qof u cagajuglayn.
2
(f.mg) Bootin fudud nafley dagaal maagani boodid.
3
(f.mg) Qof hurda nixid.
Is-rogga falkan
-day, -dday