Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
aguug
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
aguug
1
Magac lab
la midka ah (ld):
aguugid
aguug
2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Cid, ceel, god iwm duugid.
2
Isku a.: dad yoobsan ahaansho.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: aguugan
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
2: aguugid
Magac faleed dheddig
3: aguugmid
Magac faleed dheddig
4: aguugnaan
Magac faleed dheddig
5: aguugnaansho
Magac lab ama dheddig