Qaamuusle LogoQaamuusle

turuq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

turuq1
Magac lab
1
Murqo waaweyn oo dadku yeesho.
2
Tolmo halhalluuq ah oo foolxun.
3
la midka ah (ld):
turqid
Wadarta Magacan

-qyo, m.dh

turuq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Qalab af fiiqan wax ku mudid.
Is-rogga falkan

-rqay, -ruqday; -rqi