Qaamuusle LogoQaamuusle

turjubaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

turjubaan1
Magac lab
Afceliye; afhayn. ld turjumaan¹.
Wadarta Magacan

-nno, m.dh

turjubaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Laba af isku beddelid.
2
Ka t.: laba qof oo aan is af garanayn is af garadsiin. ld turjumaan².
Is-rogga falkan

-nay, -ntay