mirir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mirir1
Magac lab1
Dheeh guduudan oo uumi-biyoodku biraha ku dul sameeyo.
2
Cida ay riyuhu sameeyaan marka ay dhashooda waayaan.
3
(-rro, m.dh) Daqiiqad.
mirir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Bir mirir yeelasho.
2
Ri' ilmeheeda wayday ciyid.
Is-rogga falkan
-rdhay, -rirtay