oomaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
oomaar1
Magac lab1
Kul badan.
2
Ur ka dhasha cunto gubatay biyo la'aan awgeed.
oomaar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Kul badan ku gubasho.
2
Cunto dab saaran biya la'aan awgeed gubasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay