Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
weeye
Qurub diirad
Qurub lagu muujiyo tiraab weereedka marka uusan fal ahayn.
Tusaale
“Ninkanu macallinka cusub ee dugsiga weeye”
la mid ah:
waaye, weeyaan.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: weecad
Magac lab
2: weecasho
Magac faleed dheddig
3: weeci
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: weecin
Magac faleed dheddig
5: weeco
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
6: weecsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: weecsanaan
Magac faleed dheddig
8: weecsanaansho
Magac lab ama dheddig