Qaamuusle LogoQaamuusle

dhir

Magac dheddig urur
1
Wadajirka geedaha, kuwa yaryar iyo kuwa waaweyn.
2
Geedaha dhadhanka iyo udugga gaarka ah leh oo dadku cunnada, cabitaanka iwm ku darsado; dhir-magaalo.