ugaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ugaar1
Magac dheddig ururNafley banjoog ah oo hilibkeeda la cuno sida biciidka, deerada, iwm.
ugaar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadUgaar dilasho (qof). ld ugaarso.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay