ugax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ugax1
Magac dheddig urur1
Shay kakoonsan, qolof adag oo ay dhasho nafleyda inta aan naasleyda ahayn, oo uu ku jiro abuurka ilmaha iyo nafaqadii korin lahayd; ukun.
2
Unug dheddig oo ka soo go'a ugxiyaha naasleyda dheddig oo marka uu bacrimiyo unugmaniga labi ilmo ka abuurmaan.
Wadarta Magacan
-gxaan, m.dh
ugax2
Magac dheddigBaayolojiUnug taran oo qaangadh ah oo laga helo xayawaanka dheddig, kaasi oo uu saaroo ugxansiduhu.
Wadarta Magacan
ugxanno, m.dh